Boogti Jacylka Video

Whoforeignasset
Time7 min
Rating4.76/5
Views: 119811
Rated58
Duniya Ahmed Baraxow
hurdo kama bogtoo
barkin baan ku tiirshaa
boga iyo calooshee
beerkaan u seexdaa
barbarada ma qabanaayee
anigoo burburayoo
dhinacyadu i barareen
waagu ii bariistee
boogtii jacaylka
wuxuu i baday
ayaan iga ba'aynee
intii aan bad qabayee
hawshiisu igu badan
haba baran lahaayaa
haw u bixin lahaayaa
imikoon besteey ahay
baroor miyaa wax ii qaban
bogsan maaya oo
bilic iyo nasiibkey
midna ku baxsan waayee
cadceedaa bidhaantaa
ila baafin weydee
bilwaliba bishii kale
igu sii balamisee
badal iigu dhiibtee
berriyo maanta
baxnaanadeedaan
nafta been u sheegee
intii aan bad qabayee
hawshii isugu badan
haba baran lahaayaa
haw u bixin lahayaa
imikoon besteey ahay
baroor miyaa wax ii qaban
Tags ahmed, baraxow, boogti, duniya, heeso, jacylka, music, somali, somaliland




All videos here are rated over 4.7 stars with over 40 ratings, AWESOME.

Find MOAR!